SAYNISKA QEEXID BUUXDA

Qeexid buuxda ee sayniska.

Saynisku waa waxa lagu ogaado jiritaanka noolaha iyo wxaan nooleyn.

Caafimaadkuna waxa uu quseeyaa noolaha.

Saynisku waa cilmi kasta oo la hubinkaro, iyadoo la adegsanaayo tijaabo sayniseed. Xaqiijintiisuna kuma tiirsana goob, xilli, sidoo kalena sayniska iyo saynisyahanku wax xiriir ah malaha! Tusaale: haddii la rabo in la ogaado in biyuhu samaysmeen ka dib markii labo curriye (labo atam oo haydrojiin ah iyo hal atom oo ogsajiin) ay falgal sameeyeen, sida ugu fudud ee lagu xaqiijin karo waa in la soo qaataa labadii curriye, ka dibna la falgeliyaa! Natiijada mar walba ka soo baxaaya tijaabadaas waa "biyo". Saynisku waa cilmi ka madax bannaan dhaqanka ay bulshadu leedahay iyo waxa ay aaminsan tahay.

Saynisku waa waxa lagu kala ogaan karo noolaha iyo manoolayaashaa.


waa cilmi laku barto fahamka asaasika eh sida (culeyska-awooda-zamanka,waqtika) iyo waxwalbo oo kafarcamo, waa falaqeeynta guud ee dabeecadda, waxana oo kuu sheeygaa fahmaka caalamka ama aduunka aan ku noolnahay.

Waxa uu na soo galaa caafiaad ka si loogu xaliyo dhibaatooyinka caafimaadka, baaritaanada, ama soo helid cilmi aan horay loo aqoon.


Post a Comment

2 Comments